Wararkii Ugu Dambeeyay Al Shabaab oo saakay la wareegtay Deegaanka Af Urur

Wararka ka imaanaya deegaanka Af Urur oo katirsan gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in saakay la wareegeen dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan kooxda Al Shabaab. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in saakay deegaankaasi soo galeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab, waxaana deegaankaasi isaga baxay ciidamadii maamulka Puntlanad ee saldhiga ciidan ku lahaa. Sida … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Al Shabaab oo saakay la wareegtay Deegaanka Af Urur